Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka shidaalka Afrika oo soo gabagaboobay

Magaaladda Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa lagu soo gabogabeeyay shirka labo iyo labaatanaad ee todobaadka shidaalka Afrika.

Boqolaal ka mid ah dadka go'aanka ku leh shidaalka qaaradda ayaa ka wada xaajooday marxaladaha cusub, fursadaha jira iyo sidii loola iman lahaa fikrado cusub.

Hadaba si aan wax badan uga ogaano shirkaasi waxaan ka waraysanay Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, oo ka qaybgalay shirkaasi wariyaha BBC, Ciise Xaaji Cabdulle, ayuuna u waramay