Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Shirkadda baabuurta ee Farrari oo iibinaysa saamiyo

Saamiyada shirkadda baabuurta ee Farrari ayaa lagu iibiyay suuqa saamiyada ee New York. Farrari ayaa ku iibinayay halkii saami $52.

Farrari oo qiimaha shikada ay tahay $9.8 bilyan, ayaa laga doonayaa inay faa'iido u samayso ganacsatada haysata saamiyada.