Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir ku saabsan kaluumaysiga sharci darrada Soomaaliya

Waxaa magaalada London lagu soo gabogabeeyay,shir lagaga hadlay kaluumaysiga sharci darrada ah ee xeebaha Soomaaliya, ka qeybgalayaashana waxaa ka mid ahaa Hay'adda ADESO ee horumarinta,waxaanay soo bandhigeen daraasad dhamaystiran oo ku saabsan dhibaatada kullamysiga sharci darrada ee xeebaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale ka qaybgalay ururo Kale iyo sargaal ka socda ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya ,

Cabdiraxmaan Bidhaan, oo joogay kulankaasi ayaa waraystay madaxa Hay'adda ADESO Cabdi Maxamed Daahir