Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Warbixinta weerarkii lagu qaaday Saxafi

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay weerar ay Al-shabaab ku qaday dhismaha hoteelka Saxafi ee ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho.

Dadka weerarkaasi ku dhintay waxaa kamid ah Abtidoon Koofi Shabaq, oo kamid ahaa xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, Janaraal Cabdikariim Dhagabadan iyo milkiilaha huteelka Saxafi Cabdirashiid Ilqeyte.

Halkan ka daawo Weriyaha BBC-da Ibraahim Maxamed Adan oo warbixintan ka diyaariyay.