Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hibo Nuura oo Somalida ku dhiiragelineysa dhaqanka

Hibo Mohamed, Waxay ka mid ahayd fanaaninta caan baxay ee Magaca wayn ku leh bulshada soomaliyeed. waa dhawatana waxay BBC da U sheegtay in ay iska daysay heeshii musuka lagu tumi jiray.

Hada waxay u jeesatay in ay barto dhaliyarada Somaliyeed, waxa ay soomaalidu hidaha iyo dhaqanka u leedahay iyo Sheekooyinka iyo taariikhda wadanka somalida. Waxaa kale oo ay curisaa gabayada iyo heesaha wadaaniga ah.

Hadaba wariyaha BBC-da Mohamed Haji Hussien, ayaa la kumay Hibo waxa uuna waydiiyay bal waxa hada ay qabato mar hadii ay heesihii musikada lahaa ay iska dhaaftay