Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Yurub iyo Afrika oo ka shiraya qaxootiga

Maanta oo Arbaca ah waxaa jasiiradda Malta ku shiraya mada ka kala socota Yurub iyo Afrika si ay uga arrinsadaan mushaakilka soo galootiga iyo sidii xal waara loogu heli lahaa.

Haddaba reer Yurub sidee bay u doonayaan inay u xalliyaan qaxootiga ka soo galaya badda Mediterraneanka. Su'aashaas iyo kuwo kale ayuu Faarax Lamane weydiiyey Maxamed Nuur Caalin oo ka faallooda siyaasadda iyo arrimaha socdaalka.