Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Jaamacadda Jabuuti

Waxaa sii kordhaya ardada ku biirayso Jaamacadda Jabuuti ee dalka Jabuuti. 9 kun oo arday ayaa wax ka barata Jaamacadda Jabuuti 00 7 kuliyadood leh.

Cabdiraxmaan Xuseen Jaamac wuxuu agaasime ka yahay machad cilmi baaris iyo tababar bixiya oo ka tirsan jaamicadda magaalada Jabuuti .

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa kula kulmay magaalada Hargeysa mar uu cabdiraxmaan Xuseen Jaamac kaga soo qayb galay shir goboleed ku saabsanaa ilaalinta deegaanka. Wuxuuna ka wareystay jaamicadda jabuuti iyo caqabadaha ay wajahayaan.