Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Xeerilaaliyaha Guud ee Soomaaliya

30 qof oo ka socda waaxaha cadaaladda ee Dawladda Soomaaliya ayaa tababar loogu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi. Waxa ay si goos goos ah u socdeen labadii sano ee la soo dhaafay.

Waxaa lagu baranayay sida loola tacaalo dambiyada argagaxisada.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomasliya Axmed Daahir ayaa arimahani waxaa ka waraystay Cabdifataax Ibraahim Cagayare oo kula kulmay magaalada Nairobi.