Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Aubameyang: rekoor cusub ayuu dhigay

Weeraryahanka qaranka Gabon iyo kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick waxay sanadkan u ahayd mid muhiim ah, asigoo goolal badan dhaliyay, waxa uu gaaray rekoor cusub oo gool dhalinta Jarmalka ah, asigoo sidoo kale la sinmay kuwii hore.