Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka hadleysa siyaasadda iyo dumarka Soomaaliyeed

Maanta waxa ay BBC-du dib-u-bilaabeysaa taxanaha boqol dumar ah.

Taxanaha ayaa diiradda lagu saaraya noolasha haweenka dunida ku nool.

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan waxa ay noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliya ka qabata xilalka ra'iisul wasaare ku-xigeenka iyo wasiirka arrimaha dibedda.

Haddaba sidee ayay heerkaasi siyaasadda uga gaartay. Xasan-Deeq Cabdullahi Haybe ayaa weydiiyay su'aashaasi iyo kuwo kaleba.