Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Safaaradda Soomaaliya ee US oo maanta la furayo

Soomaaliya ayaa xalay dib u furtay safaaradii ay ku lahayd caasimadda Mareykanka ee Washington.

Safaaradda ayaa xirneyd tan iyo markii uu Soomaaliya ka bilowday dagaalkii sokeeye ee horraantii 90-aadkii.

Ambaddor. Axmed Ciise Cawad waa safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka, weriyaha BBC Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh ayuu ugu warramay furitaanka safaaradda.