Haben
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar indho iyo dhagaba la' oo Qareen ah

Waxaa noo socda taxanaha 100-ka haweenka ah ee Afrika oo ku saabsan wax qabadka haweenka ee qeybaha kala duwan ee nolosha.

Haben Girma waa gabar indho la'aan iyo dhego la'aan ah, balse haddana Qareen ah, oo qalab casri ah ayay u adeegsataa inay dunida kula hadasho.