Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar Soomaali oo gabayadii hore xifdisa

Taxanaha 100 dumar ah oo BBC-du sameyneyso ayaa diiradda lagu saaraya noolasha haweenka dunida ku nool.

Haddaba, maanta taxanaha boqol dumar ah waxa aynu kusoo qaadaneynaa

Safiyo Tusmo waa gabadh soomaliyeed oo ku luuqaysa gabayadii ragii hore ay curiyeen.

Hadaba. wariyaha BBC-da Mohamed Haji Hussien ayaa waraystay tusmo waxa uuna waydiiyay bal waxa ku kalifay in ay xafido oo ay ku luuqayso gabayada af somaligooodu uu micno badanyahay.