Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta labaad ee bandhigga dhaqanka Somalida ee Kenya

Matxafka magaalada Nairobi ayaa wali waxaa ka soconaya bandhiga toddobaadka dhaqanka ee Soomaalida.

Muna Mohamed Diirshe oo ka mid ah dadka wada kana qeybqaadanaya bandhiga, isla markaana ah qoraa ayaanu ka wareysanay sida bandhigu u soconayo iyo waxyaabaha ilaa iyo haatan ay soo bandhigeen.

Fardowsa Maxmed Cilmi ayay uga warantay.