Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Edna Aadan oo ka warrameysa hamigeedii cisbitaal dhisida

Edna Aadan Ismaaciil waxay caan ku noqotay xagga u gargaarida haweenka iyo caruurta oo ay taariikh dheer ku leedahay.

Sanadii 2002 waxaa u rumoobay riyadeedii ahayd inay dhisto cisbitaal casri ah oo gaar u ah dhalmada, iyo daaweynta carruurta iyo dadka jilicsan kaasoo ku yaalla magaalada Hargeysa.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay cisbitaalkaasi oo uu Edna kula kulmay, wuxuuna marka hore weydiiyey goortii uu ku dhashay hamigeeda ah inay cisbitaal dhisto.