Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Furitaanka safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka

Wariyaha BBC-da, Maxamed Xaaji Xuseen oo xafladii furitaanka safaaradda Soomaaliya ee Washington kula kulmay ra'iisulwasaariihi hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, oo horay uga shaqayn jiray safaada iyo danjire Maxamuud Haji Nuur oo horay safiir uga ahaan jiray safaarada, ayaa dood dhaxdhigay, isagoo wax ka waydiiyay siyaasada Soomaaliya iyo wadanka Maraykanka. Wuxuuna marka hore hadalka Siiyay danjire Moxamuud.