Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Isbuuca Bandhigga dhaqanka Somalida ee kenya

Maanta oo sabti ah waxa magaalada tan Nairobi ku soo xirmaya bndhiga todobaadka ee dhaqanka Soomalida oo markii ugu hoaraysay todobaadkan lagu qabtay dalka Kenya

Waxa la soo bandhigay qaar ka mid ah waxyaabaha dhaqan-ka u ah soomalida, buugaag iyo weliba iyadoo halkaasi laga jeediyey khudbado looga hadlayey soomalida

Haddaba waxa badhigaasi tagtay weriyaha BBC-da Bushra Noor Mohamed warbixintan ayeyna inooga diyaarisay.