Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha 100 haween: Weriye Shukri Maxamuud Afrax

Taxanaha 100 haween ah oo aad beryahanba ku maqlayseen BBC-da, ayaa waxaan idiin kusoo gudbinaynaa sheekooyin kusaabsan dumarka qaaradda Afrika.

Maanta waxaan idiin soo gudbinaynaa waraysi aan la yeelanay Shukri Maxamuud Afrax, oo ka mid ah weriyayaasha dumarka ee muddada dheer ku howlanaa saxaafadda.

Waxay u warantay Fardowsa Maxamed Cilmi.