Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha 100ka haween: Kalkaaliso Canab Maxamed

Taxanaha BBC-da ee 100ka haween waxaan maantana ku eegeynaa Canab Maxamed oo ah kalkaaliso caafimaad oo ka hawlgasha Garissa, taasoo loo aqoonsaday kalkaalisadii sannadka.

Bashkas Jugsoo dhacay ayaa warbixintan ka diyaariyey.