Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya iyo doorashada 2016-ka

Guud ahaan Soomaaliya, waxaa loo diyaar garoobayaa doorasho in ay dalka ay ka dhacdo sanadka soo socda 2016. Shirar, ayaa dhawaan lagu qabtay magaalooyinka waaweyn ee dalka. Waxaa laga soo jeediyey fikradaha dadku ka qabo nooca ay noqon karto doorasho Soomaaliya ka dhacdo.

Haddaba, waxaa maanta nagu soo booqday xarunta BBC-da ee daartan Broadcasing house, Jibriil ibraahim Abdulle oo ah aggaasimaha xarunta Cilmi-baarista ee CRD.crd