Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shiinaha oo saldhig ka dhisan doono Jabuuti

Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay inay xarun ciidan oo aad u weyn ay ka dhisanayso dalka Jabuuti. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa sheegeysa in xaruntaasi ay muhiim u tahay dadaalka ciidamadooda ee xasilinta caalamiga ah iyo howlgaladdfa nabadda. Iyo alista Burcad badeeda

Hadaba maxay ka dhigan tahay tilaabadan uu shiinuhu qaaday Dr Cabdiwahaab Sheekh Cabdi Samad ayaa arrintan uga faallooday Axmed Xaji xasan