Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Isguursiga Soomaalida iyo dadyowga kale

Waxaa soo kordhaya in Soomaalida qurbaha ku nool ay guursadaan ajaaniibta.

Haweenka Soomaalida ah ee guursada dadka kale ayaa badanaa ka cawda habdhaqanka ay Soomaalida kala kulmaan.

Huda Muuse waa kalkaaliso ku nool gobolka AVON , ee dalkan Britain , waxa ay guursatay nin caddaan ah oo Muslim ah.

Waxa ay inoo sheegtay in ay mararka qaar dhibaata badan ay kala kulanto Soomalida.

Huda waxa ay u warantay weriyaha BBC Cabdiraxman Bidhaan.