Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka hadashay dagaalka Galkacyo

Magaalada Galkacyo shalay waxaa ka dhacay dagaal ay 10 qof ka abdan ay ku dhiunteen. Xaalka magaalada weli ma dagano. Waxaana jira qax labada dhinacba ah.

Labada maamul ee magaaladda iskuhaya ee Puntland iyo Galmudug ayaa midba midka kale ku eedaynayaa inuu dhibaatada wado.

Maxamuud Xasan Soocade waa Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa waxaa waraystay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh. Wuxuuna weydiiyey bal inuu ka waramo waxa dagaalkan uu ka ogyahay.