Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda Iran oo beenisay argagixisanimo

Image caption ragga Iran lagu eedeynayo inay xiriir leeyihiin

Dowladda Iran ayaa beenisay inay wax xiriir ah la leedahay laba ruux oo Boliiska Kenya xireen, oo ay ku sheegeen inay xiriir la leeyihiin sirdoonka Iran.

Labadan nin ayay Boliisku ku eedeynayaan inay qorsheynayeen falal argagixisanimo. Cabdullahi Sheekh cabdirisaaq ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.