Heshiiska nabadda ee dagaalkii Gaalkacyo

Somalia map
Image caption Khariidadda Soomaaliya

Madaxda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta heshiis nabadeed ku kala saxiixday garoonka diyaaradaha ee ‪magaalada ‎Gaalkacayo.

Waxaa qobadda heshiiska iyo sida uu u dhacay daqiiqado ka warramaya weriyaheenna Muqdisho, Ibrahim Maxamed Aadan.