Somalia map
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heshiiska nabadda ee dagaalkii Gaalkacyo

Image caption Khariidadda Soomaaliya

Madaxda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday garoonka diyaaradaha ee ‪magaalada ‎Gaalkacayo.

Waxaa qodobada heshiiska iyo sida uu u dhacay ka warramaya weriyaheenna Muqdisho, Ibrahim Maxamed Aadan.