Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haweenka iyo kaalintooda dhowrista deegaanka

Ergada caalamiga ah ee ka qaybgalaya kullanka isabdalka cimilada Paris ayaa soo gudbiyay nuqul cusub oo heshiis wax looga qabanaya diirananata dunida.

Nuqulkan waxaa la hordhigi doonaa isbuuca so socdo wasiirada oo rajayanaya in ay heshiis gaaraan kadib wadaxaajoodya sicday muddo afar sano ah.

Meelaha isabdalka cimilada ay aad u samaysay waxaa akmdi ah dalalka saboolka sida kuwa qaraada Afrika.

Faaduma Jibril waa aasaasaha hay'adda ADESO. Waxa ay si wayn ugu ololaysaa ilaalinta deegaanka.

Waxa ay u warantay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.