Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada cudurka Autism

Lahaanshaha sawirka SPL

Xaaladda la yidhaa Autismka ayaa ku sii badanaysa caruurta Soomaalida ee qurbaha, iyadoo Minessotana la sheegay inay tahay meelaha ay aad u sameeysay. Haddaba xaaladdan aad looma fahamsana oo xitaa eray Soomaali ah wali looma hayo, sidaa darted waxaa dalkan Britian ka jira Urur gargaara caruurta qabta Autismka oo layidhaa Autism independent UK. Nuura Caabbi ayaa asaastay oo guddoomiye ka ah, Abdirahman Bidhaan ayaa haddaba weydiiyay bal cudurkani ama xaaladani waxay tahay.