Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muranka sahanka shidaalka Sool.

Puntland ayaa sheegtay in aysan ogolaanaynin in Soomaliland ay sii waddo baaritaanno ay ka bilowday deegaanno ka tirsan gobolka Sool.

Puntland ayaa intaa raacaisay inay uga digayso Somailand sii wadidda baaritaanadda ay ka waddo deegaanadaas. Somaliland ayaa gacanta ku haysa goobaha la sheegayo in sahanka shidaalku ka biloowday ee ee gobolka Sool.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Xassan Soo-Cadde, oo BBC la soo xiriiray, ayaa u waramaya Suhayba Maxamed Badqas.