Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorka dowladda ee shirka wadatashiga ee Jibuuti

Shirka ku saabsan arrimaha Somaliya ee ka socda Djibouti ayaa maalintiisii labaad galay, kaas oo diiradda lagu saarayo dhameystirka waxkastoo u dhiman dowladda ka hor doorashada.

Waxaa kullankaasi ka qeybgalaya wufuud matalaysa maamul goboleedyada Somaliya iyo dowladda federaalka.

Hadaba maxuu yahay doorka dowlada dhexe ee deraalka ee shirkan Jabuuti ka socda.

wasiir Ku xigeenka arimaha gudaha ee soomaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa Cabdirisaaq Xaaji Atoosh ayaa arimaahsi ka waraystay