Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Howlgalada booliska ee Paris oo saameyn yeeshay

Weerarkii Paris ka dhacaay oo ku dhowaad hadda laga joogo waxa uu sababay in awood gar ah la siiyay ciidamada amaanka iyadoo hay'adaha xaquuqul insaanka uu dooda ee dalkaasi ay ka diigayaan in awooddasi ay hor seedi karto xadguduub bahsan oo loo getysto dadka musliminta ah ee dagan Faransiska.

Warbixinta BBC-da ay arrintaasi ka diyaarisay waxaa soo jeedineysa Bushra Noor Mohamed.