Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cuntada Afrikaanka qurbajoogta

Isbuucan BBC Afrika waxay siideyneysaa warbixino ku saabsan cunnada qaaradda.

Qof kastaa wuu jecel yahay cunnada, Afrikana waxa ay leedahay ama laga cunnaa cunto aad u macaan, inkastoo mararka qaar iyo meelaha qaar ay cunnada ku adagtahay in laga helo.

Laakiin dadka Afrikaank aha ee ku nool magaalooyiinka waaweyn, sida London iyo Paris, waxay u muuqataa in cunnada Afrika aysan aad u isticmaalin ama aysan barin dadka ay la nool yihiin.

Laakiin waxaa jiro dad u taagan in cunnada Afrika ay magaalooyiinkaasi dadka ku nool baraan, sida uu ku warramaya Peter Okwoche oo warbixintan ka diyaariyay magaalada London.

Xasan Gelle ayaa soo jeedinaaya.