Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guuleed oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beledweyne

Qaar ka mid ah hogaamiyayaasha maamulada Soomaaliya ayaa waxa ay ku baaqayaan in la joojiyo dagaalka ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxaa ka mid ah madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Ilaa hadda inta la ogsoon yahay ugu yaraan 4 qof oo shacab u badan ayaa dagaalka ku dhintay, 50 kalena way ku dhaawacmeen.

Hadaba Cabdikariin Xuseen Guuleed oo nala soo xiriiray ayaa marka hore weydiiyay waxa ay doonayo inuu ka hadlo.