Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mucaaradka Djibouti oo diiday eedaha Geelle

Haddaba eedeynta uu Madaxweynha dalka Jabuuti Ismaaciil cumar Geelle u soo jeediyay mucaaradka ayaan si ay dhinacooda uga jawaabaan goor dhaweyd la xiriiray Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee USN Axmed Yusuf Xumad oo jooga magaalada Jabuuti waxaana marka hore weydiiyay waxa uu ka leeyahay hadalka Madaxweynaha?