Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo waraysiga madaxwaynaha Djibouti

Waraysi ay BBC la yeelatay madaxwaynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaa uu marka hore ka jawaabayaa waxa uu qabtay muddada dhowr iyo tobanka sano ah ee uu xilka hayay.