Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabasho laga muujiyay habka loo soo xulay baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Iyadoo dhawaan la dhaariyay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa hataan soo baxaya siyaasiin ka biyo diidan sida loo soo xulay xildhibaanadaasi.

Halkan ka dhageyso wareysi aannu la yeelanay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dadka ka biya diidan sida ay wax u socdaan.