Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cadar Axmed Kaahin oo dhalinyaradda qurbaha barta fanka

Cadar Axmed Kaahin oo ka tirsanaan jirtay fannaaniintii hobolada Waabari ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay in ay ka fadhiisatay fanka.

Cadar oo hadda ku nool dalka Mareykanka ayaa la shaqeysa hay’ad caafimaad, waxaana mararka qaar ay carruurta Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ay bartaa dhaqanka iyo fanka Soomaaliyeed.

Cadar ayaa arrimahaasi uga warrantay weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen.