Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabyaa Daahir Gogror oo BBCda uga warramay gabayadiisa cusub

Daahir Aadam Gor-gor waa gabyaa ku nool magaalada Hargeysa, wuxuu dhowaan tiriyay gabayo uu kaga hadlay qiimaha nabadda, ilaalinta deegaanka, dhirta iyo xoolaha.

Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige ayaa wareystay Daahir Aadam, wuxuuna marka hore weydiiyay gabaygiisa cusub ee ka hadlaaya qiimaha nabadda, wuxuuna ku jawaabay.