Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada bukaanada qaata dawooyinka aanu dhakhaatiirtu qorin

Dhegeyste bal ka waran nin bukaan ah oo daawo aanu u qorin dhakhtar iska isticmaalay, oo weliba markii ay ka dhammaatay ula yimid dawadii cisbitaalka Hargeysa si dhakhaatiirtu ugu sii wado. Mise waaba daawo dumarku u qaataan hormoonada. Dr. Axmed Xaaji Cumar askar ayaa uga warramay wariyaheena Axed Siciid Cige