Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barlammaanka Jabuuti iyo sida uu shaqeeyo

Barlammaanka dalka Jabuuti waxa uu ka mid yahay barlammaanada tiro ahaan ugu yar qaaradda Afrika. Waa 65 xubnood oo kaliya oo mucaarad iyo muxaafdba isugu jira. Hadaba sida uu u shaqeeyo, ayaa waxa uu Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ka waraystay. Xasan Saciid Qumana oo ah afhayeenka guddoomiyaha barlammaanka Jabuuti.