Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dibadbaxayaal reer Djibouti oo isugu tagay Brussels

Dad ka caraysan dadkii dhowaan ku dhintay rabshadihii ka dhacay dalka Djibouti, ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Brussels ee dalka Belgium.

Waxay isugu yimaadeen xarunta EU horteeda.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa telefoonka kula xiriira Axmed Rayaale oo ka tirsan mucaaradka Djibouti oo ka mid ahaa dadkii dibedbaxan wax ka abaabulay.

Waxaa uu marka hore waydiiyay waxa ay tahay sababta ay halkaa isugu tageen: