Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Wasiirka Dibedda Djibouti

Wasiirka arrimaha dibedda Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa BBC u sheegay in 7 qof ay ku dhinteen rabshadihii ka dhacay dalkaas maalintii Isniinta.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa telefoonka kula xiriiray wasiirka oo waydiiyay in uu ka warammo xiisadda shalay ee dadka badan lagu laayay sida ay u dhacday?