Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdi Adar oo Jigjiga ku geeriyooday

Jigjiga waxaa ku geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee Marxuum Cabdi Adar Axmed oo ka mid ahaa xilibaanadii ugu horeeyey ee baarlamaanka Itoobiya ka mid noqda.

Cabdi Adar waxuu sidoo kale xilal kala duwan ka soo qabtay xukumadii Xayle Selaase. waxuuna sidoo kale qoray buugaag badan.

Taariiqda marxuumka waxaa soo diyaariyay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh