Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Konfur Galbeed Soomaaliya

Baarlamanka maamulka Konfur Galbeed, ayaa maanta guddoomiye u doortay Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, kadib markii uu helay codadka 109 xildhibaan.