Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo taageertay Sacuudiga

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Cabdisalaam Hadliye, ayaa sheegay in ay ka soo horjeesteen weerarka safaaraddii Sacuudiga ee Tehran.

Cabdiraxmaan Koronto, ayuu u warammay: