Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dhul kaniisad leedahay oo caruur ay ka shaqayso

Intii ay socotay booqashadii November ee Afrika uu ku tagay Pope Francis, wuxuu sheegay in caruurtu ahaayeen kuwa ugu badan ee dhibku ka soo gaartay baadda taariikhiga ah ee quwadaha kale.

Balse, baaritaan ayaa lagu ogaaday in dhul ay kaniisaddu ku leedahay dalka Uganda ay ku sugan yihiin caruur lagu shaqaysto.

Hase yeeshee, ayaa dhowr jeer samaysay isku day ay doonayso in ay kula xiriirto wadaadka deegaanka iyo shirkadda shaaha ee dhulka ka kiraysay aanay wax jawaab ah soo celinin.

Xoghayaha wadaadka ayaa beeniyay in caruur ay ka shaqayso beerta shaaha lagu beero.