Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddoomiye kuxigeenka CECAFA oo ka warramay heerka Soomaaliya

Ururka K/cagta ee bariga iyo bartamaha Afrika CECAFA ayaa dhawaan guddoomiye ku xigeen u magacaabay Cabdiqani Siciid Carab oo ah guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta.

Guddiga Fulinta ee CECAFA ayaa si buuxda iyaguna u ansixiyey magacaabiddaas.

Haddaba sidee ayuu dareenkiisu noqday markii ay soo baxday magacaabistiisa, muxuuse u malaynayaa inuu jagadaas ku mutaystay.

Su'aalahaas iyo qaar kale ayuu Faarax Lamaane weydiiyey Cabdiqani Siciid Carab.