Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka hal-abuurka ganacsiga

Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa maanta ka furmay Shirweyne lagu tartansiinayo dhalinyaro afrikaan ah kaas oo ku saabsan hal-abuurka ganacsiga.

Dowladda Maraykanka iyo shirkadaa dahabshiil ayaa ka mid ah qabanqaabiyeyaasha kulankaasi

Haddaba si aan wax badan uga ogaano shirkaasi waxaan la xiriirnay Xuseen Maxamed oo ah weriye madaxbanaan oo Kampala jooga halkan ka dhagayso faahfaahinta uu ka bixinayo shirka