Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Sweden oo adkaynaysa xuduuddeeda

Sweden ayaa go'aan ku gaartay inay kontaroosho xuduuddaheeda kadib markii ay yimaadeen boqol iyo lixdan kun oo qaxooti sanadkii hore.

Waxaa socda wadahadalo deg deg ah sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada qaxootiga.