Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shan sano ka dib xagaagii Carabta

Dalka Tunisia waxa uu ahaa meesha ay ka bilowdeen dibed baxyadii loo bixiyaya Xagaagii Carabta, kaasoo saameeyay dalal badan oo ku yaalla Bariga Dhexe.

Dibed baxyadaasi waxa ay bedeleen inta badan siyaasadda gobolkaasi.

Weriyaha BBC Rana Jawad ayaa warbixintan ku eegeysa shan sano ka dib faa'iidooyinka iyo isbedelka ka dhashay dibed baxyadaasi. Axmed Xaaji Xasan ayaa soo jeedinaya.